SAWIRRO:-Somaliland oo soo badhigay maxaabiis iyo gadiid dagaal oo ay ka qabsadeen Puntland

0

Somaliland ayaa waxaa ay goor dhaweyd soo bandhigtay sawirada qeyb ka mid ah baabuur iyo maxabiis ay sheegeen in ay ku qabsadeen dagaalkii saaka ee dhex maray Ciidamada Puntland.

Maamulka soomaliland ayaa sheegay in ciidamo uu tabaray imaaradka carabtu ay qayb ka ahaayeen dagaalkii saaka dhacay