SAWIRO:- Maamulka Koonfur Galbeed oo qaabilay Wafdi Kasocda QM

0

Waxaa maanta Baydhabo oo soo gaaray Wafdi heer sara ah oo ka socda WVI/SoMReP, wafdiga ayaa Xafiiska Madaxtooyada KGS kulan kula qaatay Kusimaha Madaxweynaha Dowladda KGS ahna Wasiirka Beeraha Mudane Maxamed Xasan Fiqi, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada.