SAWIRRO:- Dhaawacyada Ciidamadda Somaliland oo Laascanood la geeyay

0

Waxaa la garsiyaay Magaaladda Laascanood ee xarunta gobalka Sool ciidamo kala duwan oo dhawaacyo ah kuwaas oo ku dhawacmay dagaalka ilaa hadda kasocda degaanka Tukaraq ee gobalka Sool.