SAWIRRO:-Fatahaada Wabiga Shabeelle oo saameyn ku yeelatay dadka kunool Buulo burde

0

Magaalada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa sameyn weyn ku yeeshay dadka kunool Wabiga Shabeelle oo ku fatahay Xaafado ka mid ah Magaaladaasi.

Dadka kunool Magaalada Buulo Burde ayaa hadda la kulmaya dhibaatooyin la mid ah midda ay qabaan dadka kunool Magaalooyinka Beledweyne iyo Baardheere.

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Xaafado ka mid ah Buulo Burde uu ku fatahay Wabiga Shabeelle.