DHEGEYSO:-Maxaa ka Jira Inay Puntland Hor istaagtay Wasiirka Gaashaandhiga ee Somaliland iyo Ciidankiisa

0

maamulka Puntland ayaa la sheegay inuu hor istaagay Wasiirka Gaashaandhigga Maamulka Soomaaliland Ciise Axmed Yuusuf iyo Ciidamo uu watay, kuwaasi oo loo diiday inay galaan Magalada Badhan ee Gobolkaasi Sanaag.