DHEGEYSO:- Gobalka Karkaar Roob dabayl Xoogan wata oo helay

0

Xilli roobab dabeylo wato laga so sheegayo degaano badan oo Soomaaliya gaar ahan qeyb ka mid ah gobolada Bari, Sanaag iyo Waqooyi Galbeed ayaa Allgalgaduud xiriir la sameeyay Gudoomiyaha degmada Banderbeyla ee gobolka Karkaar, Siciid Anteeno.

Siciid ayaa shegay in Roobabkas iyo dufaantas khasaare xoogan uu gaystay sida uu sheegay isla markaana khasaaraha uu yahay mid xoogan.