DAAWO:- RW ku xigeenka Dalka Mahdi ” Puntland iyo Somaliland joojiya dagaalka ”

0

Ra’iisul Wasare ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guleed ayaa ka hadlay xiisada coladeed ee katagan degaanka Tukaraq una dhaxaysa Somaliland iyo Puntland isago ugu baqay dhinacyada dagaalamaya inay dagaalka Joojiyaan.

”Waxaan leeyahay Somaliland iyo Puntland looma baahna in dhiigga dadka Soomaaliyeed la daadiyo. ” R.W Ku xigeenka Soomaaliya Md Mahdi Mohamed Gulleid