DHEGEYSO:-Wax garadka gobolka nuugaal oo ku amaanay golaha wasiirada puntland in dagaal lagu qaado soomaaliland

0

Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo kamid ah waxgaradka Gobalka Nugaal ayaa taageeray go,aankii shalay ay soo saareen Golaha Xukuumadda Puntland.

Cabdiraxmaan Jaabiri ayaa sheegay in Madaxda Soomaaliland ay ka biyo diideen inay ka shaqeeyaan Nabad galyada labada Maamul sidaa darteed loo baahan yahay in dowladda iyo ciidamada lagu garab istaago difaaca Dalka.

Mar la waydiiyey shaqsiyaadka qaba in arintaan dowladu ku koror sanayso waqtiga waxaa uu sheega inaan waxba ka jirin arintaas isagoo ku tilmaamay mid tashuus lagu galinayo Shacabka Puntland.