DHEGEYSO:-Puntland oo Ku Dhawaaqday Inay Dhammaadka Ramadaanka La Bilaabi Doonto dhisamaha laami dhex mara gaalkacyo

0

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Puntland, Cabdullaahi Xaashi Qoobdeero, oo isaga iyo wefdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin Magaalada Gaalkacyo ayaa safarkiisa waxa uu uga warbaahinta gudaha ee puntland gaar ahaan RADIO DALJIR

Wasiir Qoobdeero ayaa sheegay in dhammaadka bishan uu bilaaban doono dayactirka wadada laamiga ah ee dhexmarta magaalada Gaalkacyo, dowladda Puntland ayaana bixinaysa qayb kamid ah qoondada kharashka.