DHEGEYSO:-Boqor Buurmadow Oo Lagu Xukumay Saddex Sano Oo Xabsi Ah

0

Maxkamadda racfaanka ah ee gobolka Maroodijeex waxay saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Boqor Buurmadow, kaddib markii uu racfaan ka qaatay xukunkii maxkamadda gobolka Maroodi jeex ee shanta sano ahaa.

Horay ayaa waxaa loogu xukumay 5 sano laakiin racfaan ayuu ka qaatay.