DHEGEYSO:-Madaxwayne Kuxigeenka jubbaland oo amaro culus ku soo rogay shacabka Kismaayo

0

Madaxwayne kuxigeenka kowaad ee jubbland Maxamuud sayid aadan ayaa amaro kusoo rogay shacabka Jubbland isagoo uga digay inaan cunto lagadi Karin xiliga lagu Jiro bisha barakaysan ee ramadaan loona baahan yahay in wajibaadka bisha Ramadaan laguto waana inaan la arki Karin maqaaxi furan xiliga maalintii ah taasi uu sheegay in sharciga la hor keeni doono qofkii lagu arko karinta cunada xiliyada aan munaasibka ahyn