DHEGEYSO:-Xildhibaan ka tirsan soomaaliland oo sheegay in qaranimadii xukuumada muuse biixi ay god dheer ku dhacday

0

Xildhibaan cabdi qaadir jirde oo ka mid ah barlamanka maamulka soomaaliland ayaa sheegay in qaranimada maamulkaasi ay u muuqado mid god dheer ku sii dhacaysa waa hadii aan wax laga qabanin colaada xiligan ka jirta deegaanka ceel afweyn ee gobolka sanaag