DHEGEYSO:- Saraakisha Amniga Burtinle oo Hanjabad Culus u diray Gawaarida koonfurta u socdaala

0

Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal waxaa warbaahinta Kula hadlay Guddoomiyaha degmadda Burtinle Burdibi iyo Taliyaha saldhiga degmaddas ,iyaggo ka hadlay xaaladda Amni ee Gobalka nugaal iyo Gadiidka adeegsadda wadada Xiriirisa Burtinle iyo Gaalkcyo.

Masuuliyintan waxay degniin adag u direen Wadayaasha Gadiidka isticmaala waddadas oo u dhismo xoogan kasocdo ,taas oo baryihi u dambeyeey ay bur buriyeen qaar kamid ah Gadiidka isticmaala wadooyinkas.

Waxay shegeen in Talaabo sharciga waafaqsan oo addag laga qaadi dooni Gadiidlaydi bur burisa wadadas ,oo ay shegeen inay xarig mutaysan donaan.