Amin Arts oo sawir yaab leh ka sameeyey Dekedda magaalada Ber-Bera & Boobka Imaaraadku uu ku hayo dalka

0

Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amin Caamir ayaa sawir waxa uu ka sameeyey heshiishkii dowladda Imaaraadka Carabtu ay kula wareegtay dekadda magaalada Ber-Bera, isagoona heshiiskaasi u dhaxeeyey Somaliland  dowladda Imaaraadka Carabta iyo  dowladda Ethiopia