DHAGEYSO+SAWIRO:-Agasimaha guud ee wasaarada gaashaandhigga soomaaliya oo kormeer ku tagay xarumo ciidan oo ku yaala gobolka mudug

0

Agasimaha Guud ee wasaarada Gaashaandhiga somaliya sonkor jamac geyre oo ay weheliyaan sarakil katirsan ciidanka xoga dalkaa somaliya iyo ku puntland ayaa kormer ku sameeyay talisyo ay dagan yihiin ciidamada puntland iyo kuwa galmudug oo kuyaala bariga gobolka mudug