DHAGEYSO:-Qaar kamid ah madax dhaqameedyadii Puntland oo Hargeysa iska dhiibay

0

Xilli ay weli sii xoogaysanayaan xiisadaha u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ayaa waxaa magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka Somaliland iska dhiibay mid kamid ah madax dhaqameedyadii ugu caansanaa Puntland.

Ugaaska Beesha Axmed Harti (Tiinle) Ugaas Maxamed Ugaas Siciid Ugaas Maxamuud oo kamid ah Ugaasyada Beelaha Axmed Harti ayaa si rasmi ah uga degay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland