DHAGEYSO:-Guddoomiye ku-xigeenka barlamanka soomaaliya weerar afka ah ku qaaday xukuumadda Kheyre

0

Cabdaweli Sheekh Ibraahim Muudeey ku-simaha Madaxweynaha, ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya isaga oo ka qeyb galayay munaasabad uu xilka kula wareegay gudoomiyaha Gobolka Banaadir waxa uu jeediyay khudbad uu fariin ugu diray Madaxda dalka.

Waxa uu sheegay in Xukuumadda Kheyre looga baahan yahay in aysan xaqirin waxyaabihii ay soo qabteen dowladihii ka horeeyay.

Hoos ka dhageyso codka