Dhagayso Yuusuf Daba Geed ““Lacago Fara Badan Ayaa Lagu Bixiyay Doorashadii Xildhibaanimo Ee Jowhar”

0

Magaalada Jowhar shalay Waxaa ka dhacday doorsho ay ku loo lameen Musharaxiin isku soo taagtay hal kuri oo ka banaanaa Aqalka hoose  oo ay lahayd mid kamid ah Beelaha dagan Magaalo Madaxda Hir-shabeele ee Jowhar.

Doorashadan ayaa waxaa lasheegay in lagu bixiyay dhaqaale farabadan si ay Musharaxiitaasi  midba midka kale uu uga Guulaysto.

Halkii cod ayaa lasheegay in lagu bixiyay lacag dhan cadadkeeda $10,000.

Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar “Dabageed ayaa sheegay in doorasho kasta oo dalka ka dhacaysay lagu bixinaayay markasta lacago farabadan ,doorashadii shalay ka dhacday Jowharna ayba kasii badneed lagahii awal lagu bixin jiray doorashooyinkii dalka ka dhacay.

Hoos ka dhagayso Yuusuf Daba Geed.