DHAGEYSO+SAWIRRO:- Munaasabad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka 2017-2018 ee Iskuulka Agoonta Maamo Orphan ee magaalada Caabudwaaq. (WARBIXIN)…

0

Waxaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq Munaasabad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka 2017-2018 ee Iskuulka lka Agoonta ee Maamo Orphan ee magaalada Caabudwaaq

Munaasabadan oo ay ka qaybgaleen mas’uuliyiin, odayaal dhaqan, iyo ardayda agoonta ah ayaa waxa ay ka dhacday magaalada Caabudwaaq, halkaas oo laga jeedshay khudbado kala gadisan.

Runtii Caruurtaan Agoonta ah oo Biri noqon doona Insha-Allah Mustaqbalkii Dalka iyo Dadka, waxaa haysata caqabado dhanka waxbarashadooda ah oo ay kamid tahay in ay kujiraan Guri Kiro ah
Qofkasta oo damiir leh ha ka qayb qaato sidii Xarun ay leeyihiin loogu dhisi lahaa taasi oo hada Dhulkii laga dhisi laha uu diyaar yahay

Caawi Caruurtaan Agoonta ah Aaqiro ayaad heli doontaa, waxaa sidaa yiri Gudoomiyaha Xarunta Agoonta Caabudwaaq Daahir Cabdulaahi

HOOS KA DHAGEYSO