La Taliyaha Madaxweyne Shariif Xasan oo si kulul u Weeraray Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah Koofur galbeed

0

La taliyaha Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya dhanka Arrimaha Amniga iyo Bulshada C/llaahi Idiris ayaa si kulul ugu hadlay Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah Maamulka Koofur galbeed.

Waxa uu nasiib daro ku tilmaamay in Siyaasiyiin ka soo jeeda degaanada Koofur galbeed in ay ka shaqeeyaan burburinta Maamulka Koofur galbeed.

Waxa uu sheegay in loo baahan yahay in dhamaan dadka ka soo jeeda Koofur galbeed Shacab iyo Madax in ay iskaashadaan oo ay ka shaqeeyaan hormarinta Maamulka.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-