DHAGEYSO:- Taliyaha Ciidamada AMISOM Gen. Cusmaan Nuur Subagle “Dhawaan waxaan bilaabi doonaa Howlgal lagu furayo wadooyinka u xiran Al Shabaab”.

0

Gen. Cusmaan Nuur Subagle Taliyaha Ciidamada AMISOM ayaa sheegay in dhowaan ay bilaabi doonaan Ciidamada AMISOM Howlgal lagu furayo wadooyinka oo qaarkood Shabaab u xiran.

Gen. Subagle Isaga oo ka hadlayay kulan Tababar loogu furayay xildhibaanada maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay inay dhawaan bilaabi doonaan hawlgalkaas.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO