DHAGEYSO:- Maamulka Gobolada Dhexe iyo Ganacsatada deegaanada oo qodobo dhowr ah isla gaaray iyo Shilinka Soomaaliga oo la joojiyay.

0

Wararka naga soo gaaraya gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in Maamulka Ahlusunna ee gobolada dhexe iyo Ganacsatada deegaanada oo qodobo dhowr ah isla gaaray.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO