DAAWO:-Wasiirkii Gashaadhigga DKMG Cabdixakiim Fiqi oo sharaxaad ka bixiyay sababta Al-shabaab u baahiyeen muqaalkii Axmed Godane iyo Xaalada Mukhtaar Roobow (Abu Mansuur).

0

Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Cabdixakiim Fiqi oo marti ku ahaa Barnaamijka Qubanaha VOA-da oo Todobaadkan ay soo jeedinayeen Jacfar Kuukaay iyo Falastiin Axmed Iimaan.

Wasiir Cabadixakiim Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa sharaxaad ka bixiyay Sababta ka danbaysa in falaagada Al-sbabaab ay xiligan Baahiyaan muuqaalkii Hogaamiyahoodii la dilay Axmed Godane iyo In Maraykanku uu Liiska Dadka la doonayo ka saaray Mukhtaar Roobow.

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO