DHAGEYSO:- Wasiir Foosiyo “ Waxaan sameyneynaa qorshe aan kaga maarmeyno daryeelka Caafimaad ee dibadda ah”..

0

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Xukuumada Soomaaliya Foosiyo Abiikar Nuur oo booqatay dhaawacyada ku jira Isbitaalada Muqdisho ayaa sheegtay in Wasaarada Caafimaadka ay la imaaneyso qorshe wax loogu qabanayo dhaawacyada halista ah.

Wasiirada ayaa sheegtay in dhaqaatiirta Soomaaliyeed ay wadaan dadaal dheeraad ah isla markaana Wasaarada ay abaal marin doonto isbitaalkii shaqo wanaagsan dadka u qabta.

Waxa ay sheegtay in dhaqaatiirta Soomaaliyeed ay mar walbo caawiyaan dhaawacyada iyo bukaanada ku jira Isbitaalada Muqdisho ku yaalla.

Hoos ka Dhageyso Codka:-