DAAWO:- Qisadii ninkii shahwadiisa ka adkaday- Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (15).

0

Maanta ee qisooyinka nabigu (csw) uu ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa qisadii ninkii gabadh ka doonay in uu ka sinayso oo markii ay gabadhii uu rabay u soo gacan gashay oo uu awood u yeeshay in uu fuliyo wixii uu rabay hadana ka joogsaday samaynta ficilkaas xun. Qisada ninkaas halkan ka daawo, fadlana sii fidi hadaad krto.

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO