DAAWO:- 73-da Xildhibaan ee Golaha Badbaadada Qaranka oo taageeray wax qabadka dawladda Soomaaliya iyo Cambaareeyn kooxda hor u socod.

0

Xildhibaano gaaraya 73 xubnood oo la magac baxay Golaha Badbaadada Qaranka ayaa shir Jaraa’id oo ay qabteen si weyn ugu taageeray waxqabadka Dawladda Fedaraalka ah.

Waxaa xildhibaanadaan ay sheegeen in Dawladda Fedaraalka ah ee Soomaaliya ay hurumar la taaban karo ka samaysay arimaha ay ka midka yihiin, Aminga, Kobaca dhaqaalaha iyo arimo kale oo badan.

Dhinaca kale waxaa Xildhibaanadani ay kasoo hor jeesteen xildhibaanadii magaalada Nairobi ee la baxay Madasha hor u socod.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO