DHAGEYSO:- Madaxweynihi Hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo si kulul uga hadlay xasuuqii ciidamada iyo shacabka Puntland.

0

Madaxwaynihii hore ee maamulka Puntland C.raxmaan Faroole hadana ah Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ayaa si kulul uga hadlay Weerarkii Al-shabaab ay ku Qaadeen Deegaanka Af-urur Halkaasi oo lagu dilay Ciidamo badan oo ka tirsan Puntland, Wuxuuna sheegay inuu Dayac Jiray marka loo eego Khasaaraha ka dhashay.

 

 

 

 
HOOS KA DHAGEYSO