DAAWO:- Sawirro qurux badan oo laga soo qaaday Degaanka Goobweyn

0

Degaanka Goobweyn waxa uu qiyaas ahaan 15-KM u jiraa magaalo xeebeedka Kismaayo oo xarun Kumeel gaar u ah maamulka Jubbaland.

Degaankan waxaa ku nool in ka badan 400 Qoys, kuwaasi oo ku tiirsan Beeraha, Kalluumeysiga iyo Xoolaha.

Dadka halkaasi ku nool marka aad la sheekeysato waxa ay kuu sheegayaan in ay ku qanacsan yihiin nolosha Degaanka Goobweyn, maadaama noloshooda ay ku tiirsan tahay meelo kala duwan.

Sawirro laga soo qaaday Degaanka ayaa muujinaya bilicda ka muuqata Degaanka iyo shacabka halkaasi ku nool oo nolol meed soo raadsaday.

Wariye C/raxiin Xuseen Xasan ” Caylaawe” ayaa Sawiradaan ka soo qaaday degaanka Goob weyn

Hoos ka Daawo Sawirada:-