DAAWO:-Qisadii Gabadhii Mulimada ahayd ee Fircoon runta u sheegtay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay. Qaybta 13aad

0

Barmaamijka qisooyin uu nabi Maxamed ka sheekeeyay waxa aan maanta ku soo qaadanaynaa qisadii gabadhii u shaqyn jirtay Fircoon ee diiday Ilaah nimadii uu sheegan jiray. Sheekada gabadhaas iyo wixii ku dhacay halkan ka fiirso hadaad sii gudbin kartana fadalan sii gudbi.

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO