DHAGEYSO:- Shacabka Gaalkacyo oo ka hadlay heshiiskii Madaxda Galmudug iyo Puntland

0

Shacabka ku nool magaalada Gaalkacyo ee Puntland iyo Galmudug ayaa si weyn u soo dhaweeyay heshiiska magaalada Gaalkacyo ay ku wada gaareen Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) iyo kan Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas.

Waxa ay sheegeen shacabka Gaalkacyo heshiiskaasi in uu ahaa mid loo baahnaa oo isku dhaweynaya shacabka labada dhinac oo mudo ay colaad ka dhaxeysay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-