Wararka naga soo gaaraya gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in qaar ka mid ah deegaanada gobolada dhexe ee Soomaaliya in ay ka da’een roobab halka kuwa kalena la filayo inay ka da’aan saacadaha soo socda.