TOP DHAGEYSO:- Xeer ilaaliye ku xigeenka qaranka oo Sheegay Hal arin oo Cadaalad lagu heli karo

0

Xeer ilaaliye ku xigeenka qaranka oo ka hadlayey arrimaha Cadaalad falka maxkamadaha ayaa sheegay inay isku xiranyihiin cadaalada iyo nabad galyada oo uu sheegay inay lama huraan tahay in marka hore la helo amaan, kadibna la heli doono cadaalada iyo in loo sinaado sharciga.

Waxaa uu ku baaqay in lala shaqeeyo ciidamada amaanka, si loo xasiliyo nabad galyada, dalka, waxaana uu madaxda dowladda ka codsaday inay xoojiyaan amaanka, kuna dadaalaan, sidii loox xaqiijin lahaa sugida amniga dalka.

HALKAAN KA DHAGEYSO