DHAGEYSO:- Dowladda oo go’aano adag ka soo saartay Urur diimeedka Al-Saaciduun Bil Xaq

0

Dowladda Somaliya ayaa soo saartay go’aan ku socda Kooxda dhawaan Somaliya looga dhawaaqay ee la magac baxday Al-Saaciduun Bil Xaq.

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Somaliya war ay soo saartay ayaa lagu sheegay in Kooxdaasi looga digaayo inay mar dambe soo saaraan Bayaan, cod ama qoraal ah.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Somaliya Cusmaan Aadan Dhuubow ayaa Warbaahinta u sheegay Kooxdaan inay tahay mid qatar ah, dadka Islaamka ahna ay gaaleysiiyaan.
Hoos ka Akhriso Warqada, Kana Dhageyso Codka:-