DHAGEYSO:- Wasiir Maryan Qaasim “ Gargaar iyo Lacago nagu filan waan heysanaa lkn ma heysano Maamul si hufan noo haga, Masuq Maasuq ayaa na hareeyay”..

0

Wasiirka Wasaarada gargaarka ee xukuumada Soomaaliya Maryan Qaasim ayaa sheegtay inuu socdo gurmadka abaaraha, hasa’ahaatee loo baahanyahay in hal dhinac loo jiheeyo gurmadka, si la’isugu daba rido howlaha gurmadka abaaraha,

Maryan Qaasim ayaa ugu baaqday dhinacyada gurmadka abaaraha inay isku meel wax ku bixiyaan, si loo nidaamiyo gurmadka loo fidinayo dadka ay saameysay abaarta.

Hoos ka Dhageyso Codka:-