DHAGEYSO:- War Aan Wanaagsaneyn oo laga soo sheegayo Gobolka Galgaduud iyo dad badan oo la..

0

Isbitaalka Guud ee Degmada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud ayaa la gaarsiiyay dad kor u dhaafaya 90 ruux, kuwaasi oo la ildaran cudurada Abaarta ay sababtay.

Dadkan ayaa waxaa laga kala keenay tuulooyin hoosyimaada Degmada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa la jiifinayay Isbitaalka Degmada Galinsoor.

Guddoomiyaha Degmada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud Cali Saciid ayaa sheegay in dadkani ay u baahan yihiin Gurmad caafimaad oo deg deg ah.

Hos ka Dhageyso Codka:-