DHAGEYSO:- Xildhibaan Caasho Koos “ Magaalada Muqdisho Waxay ka mid tahay Magaalooyinka ugu hormarsan Caalamka, Tartana Way la geli kartaa”..

0

Xildhibaan Caasho Caasho Koos oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa amaantay waxqabadka Guddooyihii hore ee Gobolka Banaadir.

Xildhibaan Caasha Koos ayaa sheegtay in Muqdisho ay la mid tahay Magaalooyinka kale ee Caalamka isla markaana ay hada tartan dhinac walbo la geli karto.

Waxa ay sheegtay in Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir uu yahay Nin nasiib leh oo ku soo aaday Magaalo Nabdoon oo hormar badan uu ka muuqdo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-