DHAGEYSO:- Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo Af Soomaali ku hadlaya, Fariina u diray Al-Shabaab

0

Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya u fadhiya ayaa Maanta Bilad Sharaf guddoonsiiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan “ Jawaari”.

Billada Guddoomiyaha Baarlamaanka la guddoonsiiyay ayaa waxa ay tahay Darajada “Commendatore”.

Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya ayaa Erayo kooban oo Soomaali ah ugu Mahad celiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Sidoo kale waxa uu la dardaarmay dadka Soomaaliya, waxa uuna ugu baaqay in ay iscaawiyaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-