DHAGEYSO:- Maamulka Sare Universal TV oo War aan laga fileyn ka soo saaray Go’aanka Maxkamada Gobolka Nugaal

0

Agaasimaha bariga iyo bartamaha Afrika C/laahi Xisri Kulmiye ayaa ka hadlay xukunkii ay maanta riday maxkamada gobolka Nugaal ee maamulka Puntland.

Agaasime C/laahi Xirsi ayaa dhanka kale ka warbixiyay waxa maamulka Puntland oo ku heestay Tv-ga Universal ee keenay in ga’bihaan Tv-ga laga mamnuuco deegaanda maamulkasi.

Hoos ka Dhageyso Codka:-