DHAGEYSO:- Dad ka soo barakacay Abaaraha oo gaaray Magaalada Baydhabo

0

Dad ka soo barakacay Abaaraha ka jira Degaanada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay gaareen Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Dadkan soo barakacay ayaa waxa ay sheegeen labadii sano ee la soo dhaafay in ay ka abaarsadeen Beerihii ay dhaqan jireen, sidoo kalena ay waayeen biyo ay cabaan.

Waxa ay sheegeen qaarkood in ay ka soo tageen caruurtii ay dhaleen, maadaama Abaarta ay tahay mid daran, oo aan loo adkeysan karin.

Hoos ka Dhageyso Codka:-