DHAGEYSO FADEEXAD:- Wasiir shaqo ka tagaya oo Wasiirka cusub ku yiri“Ku soo Dhawaaw Qaraxyo, Hana ka cabsan”

0

Wasiirkii Hore ee Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa ugu baaqay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Maxamed Abukar Islow In uusan ka walwal qaraxyada ka dhacaan Magaalada Muqdisho.

C/risaaq Cumar Maxamed ayaa tilmaamay in sugida amniga dalka uusan kaliyah mas’uuliyad ka saarneen Wasaaradda amniga balse qof walba oo Soomali ah loogu baahan yahay In uu mas’uuliyad iska saaro sugida amniga.

Qaraxyada iyo dilalka ka dhaca Magaalada Muqdisho ayuu sheegay wasiir c/rasaaq in laga soo abaabulo guryo ay dagan yihiin dad shacab ah sidaas darteed sugida amniga aan loogu haleyn Karin Wasaaradda Amniga oo kaliyah.

HALKAAN KA DHAGYESO