TOP DHAGEYSO:- Qorshe lagu yareynayo Dilalka iyo Qaraxyada Muqdisho oo la soo bandhigay iyo Wasiirka cusub ee wasaaradda Amniga oo wada Qorshe…..

0

Wasiirka wasaaradda Amniga Ee Xukumadda Somalia Maxamed Abuukar Isloow Ayaa Maanta Si Rasmi Ah Ula Wareegay Xilka Wasaaradaasi.

Wasiirka Ayaa Xafladda Xil Wareejintiisa Ka Sheegay In Uu Diyaariyay Qorshe Cusub Oo Wax Looga Qabanaayo Amaanka Magaalada Muqdisho Si Loosoo Afjaro Dhibaatada Amni Daro ee Ka Jirta Caasimadda Dalka.

Qorshahaan Cusub Ayaa Loogu Magacdaray (Xasilinta Caasimadda Soomaaliya) Magaalada Muqdisho Ayaa Mudooyinkii Ugu Danbeeyay Waxaa Sii Kordhaayay Dilalka Iyo Qaraxyada Ka Dhaca Degmooyinka Gobalka Banaadir.

Maxamed Abuukar Isloow Ayaa Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Ka Dalbaday In Meel Walba Laga Dhiso Ciidamda Qaranka Si Ay Usugaan Ambiga Dalka.

HALKAAN KA DHAGEYSO