DEG DEG+DAAWO:- Khilaafkii ka taagnaa Baarlamaanka oo la xaliyay iyo Ra'iisul wasaare Kheyre oo Khudbad jeedinaya

0

Xildhibaannada golaha shacabka ayaa xalliyay murankii ahaa in aan maanta codka kalsoonida ah loo qaadin xukuumadda Xasan Cali Kheyre, waxayna middaasi bedalkeeda isku raaceen in isla maanta codka loo qaado.

Wararka halkaasi hadda aan ka helayno waxay sheegayaan in Ra’iisul wasaare Kheyre uu wado akhrinta qorshaha xukuumaddiisa, waxaana kadib xidi doona codka kalsoonida ah oo xukuumadda loo qaado.

HALKAAN KA DAAWO KHUDBADA RA’IISUL WASAARAHA

Slået op af Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed i 29. marts 2017