DHAGEYSO:- Xildhibaan Yuusuf Kabaale “ Shacabka Muqdisho Waa in ay bixiyaan Canshuurta Guryaha, Anigaba Waan bixiyay Canshuurta”..

0

Xildhibaan Yuusuf Ibraahim Afrax oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shacabka Gobolka Banaadir ugu baaqay in ay bixiyaan Canshuurta guryaha.

Waxa uu sheegay in loo baahan yahay in la bixiyo Canshuurta si Caasimada Muqdisho loogu dhiso.

Waxa uu sheegay in isaga uu bixiyay Canshuurta guryaha sanadkii la soo dhafay isla markaana uu diyaar u yahay in uu la shaqeeyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Hoos ka Dhageyso Codka:-