AKHRISO:- Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa u magacaabay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Cabdinaasir Biixi Soofe , ka dib markii uu iscasilay Agaasimihii Madaxtooyada Deeq Suleymaan.

Hoos ka Akhriso Warqada:-