DHAGEYSO:- Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Abaaraha Dalka ka jira iyo Arrimo kale oo Xasaasi ah

0

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka warbixiyay Abaarta daran ee ka jirta gobolada Dalka Soomaaliya.

Waxa uu sidoo kale faah faahino dheeraad ah ka bixiyay kulanka uu la qaatay Xubnaha Beesha caalamka ee Muqdisho ku sugan iyo waxyaabaha uu kala hadlay.

Waxa uu sidoo kale ka warbixiyay Kulanka gaarka ahaa ee uu la qaatay Guddiga Abaaraha Qaranka iyo sida loo wajahayo Xaalada adage e heysata dadka ay abaaruhu saameeyen.

Hoos ka Dhageyso Codka:-