DAAWO:- Arrin Naxdin leh oo ka dhacday Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka

0

Nin Ajnebi ah ayaa la sheegay inuu ku Kufsaday Haweenay Soomaaliyeed oo Da’ah Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, Sidoo kalana wuxuu Weerar kaas lamid ah u Gaystay Haween kale.

Ciidamada Booliska ee Howshan ku howlan ayaa Shacabka uga Warbixiyey, SIdoo kalana waxaa Arintaasi ka hadlay Qaar kamid ah Soomaalidii ka qayb gashay Kulankaasi.

Dhacdada Noocan ah ayaa la sheegay Hadii uu gaysan lahaa nin Soomaali ah in Aad loo Buunbuunin lahaa, Balse marka ay Soomaaalida dhibaatu gaarto aan aad looga hadal.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-