DAAWO:- Musharax Shariif Sheekh Axmed Oo Si Kulul Uga Hadlay Go'aankii Donald Trump Fariina U Diray Madaxda Carabta.

0

Madaxweynihii hore ee soomaaliya haatana kamid ah musharixiinta utaagan qabashada xilka madaxweynaha soomaaliya ayaa mid kamid ah warbaahinta carbeed kuwooda ugu afka dheer siiyay waraysi kasoo oga hadlay go aanada kasoo baxay donald trump.

Sheekh Shariif ayaa si kulul oga hadlay go aanada oo ku mamnuucay 7 dal waxaana oo sheegay in oo ahaa mid aan laga fiirsan qatarta ka imaan karto waxaana oo sheegay in arintaasi kadhalan karto halis hada oo ogeyn Trump.

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO