TOOS U DHAGEYSO:- Xildhibaan Duraan " Mardhaw Ayaa Madaxweynaha Cusub Ee Galmudug La Dooranayaa Iyo Ciidamada NISA Oo Dhib Ku Haya Xildhibaanada"

0

Xildhibaan Duraan Al cadaala oo kamid ah xildhibanada Maamulka Galmudug ayaa warbaahinta u sheegay in dhawaan la dooran dooro Madaxweynaha Galmudug sidoo kalena sheegay in Ciidamada NISA oo dhibaatooyin ku haya Xildhibaanada maamulka Galmudug.

Dhinaca kale Xildhibaan Duraan ayaa sheegay in Madaxweynihii hore uu isaga tagay magaalada Cadaado iminkana uu ku sugan yahay magaalada Muqdisho.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO