TOOS U DHAGEYSO:- Hooyada Dhashay Gabar 14 Jir Ah Oo Kufsi Fool Xun Loogu Geystay Goldogob.

0

Shukri Cabdulaahi Cabdiraxmaan oo ah Hooyada Dhashay Gabar 14 Jir ah oo dhawaan Dhalinyaro Wiilal ah ay Kufsi u Geystana ayaa ka Waratay Xaalada Gabdheeda oo Hada Jiifta Isbitaalka Dhaga Cade ee Magaalada Galkacyo.

Shukri ayaa Codsatay In Ragii Gabdheeda Fara Xumeeyay Cadaalada La Horkeeno Waxayna Codsi u Dirtay Dadka Islaamka ah in iyada Iyo Caruurteeda Laga Wareejiyo Degaanka ay Ku Nooleyd Markii Hore oo ay Sheegtay inay Kala Kulmay Takoor ayysan Suurta Gal ahayn inay Ku Sii Noolaadan .

Waxay intaas ku Dartay in Gabdha abaheed uu Xiska Wax Si Ka Noqdee Markii Loo Sheegay Dhibka Gabdhiisa Ku Dhacay.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO