DAAWO:- Faarax Macalin Oo Muuqaal Sir Ah Laga Duubay, Isagoo Guubaabo Run Ah U Sheegaya Dadka Soomaaliyeed.

0

Guddoomiye ku-xigeenkii Hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa hadal dheer oo si qarsoodi ah looga duubey waxaa uuku sheegay arrimo badan oo gobolka Waqooyi beri iyo Soomaaliya ah ku saabsan.

Faarax Macalim oo hadlaya waxaa sheegayaa in Kenya aaney u gelin Soomaaliya wax aan ka aheyn in ay ka leedahay dano gaar ah iyo kheyraadka dalkaasi ee dabiiciga ah.

Isku soo wada duuboo Faarax Macalin ayaa waxaa lagu tilmaami karaa geesi Soomaaliyeed oo mar wlaba ka hadlan isagoona difaaca Soomaaliya, halka madaxda soomalaida ay yihiin kuwo u adeega cadowga Soomaaliyeed.

 

 

HOOS KA DAAWO

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media